Previous Story
Maxkamadda gobolka Banaadir oo ka socota dhageysiga eedeymo loo heysto shaqaale ka tirsan wasaaradda caafimaadka Soomaaliya
Posted On 13 Jun 2020
Comment: 0

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa waxaa xiligan ka socda dhageysiga eedeymo loo heysto mas’uuliyiin iyo shaqaale ka tirsan wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, kuwaasi oo todobaadyadii danbe xirnaa, islamarkaana maantana maxkamadda la horgeeyay.
Xubnaha maxkamada la horgeeyay ayaa waxaa ay gaarayaan 10 xubnood oo ka mid ah shaqaalaha wasaarada caafimaadka ee lagu eedeyay musmaasuq.
Guddoomiyaha maxkamada gobolka Banaadir ayaa goobta ku sugan
Wixii ku soo kordha la soco
