Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Filish oo Dhagax Dhigay Wadada Dagmada Dayniile

Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) , ku xigeenadisa , Xildhibaano , Godmiyaha Degmada Dayniile, Odoyaal , Haween Iyo dhamaan waxgaraddka Degmada Dayniile ayaa ka Qayb galey Manta Xafladda Dhagax dhigay Wadada dheer ee Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir oo Laami La saari Doono .
Waddaan ayaa Isku Xirta Aargada Dayniile IYO GAROONKA Dayniile Oo dhawaan La furo Doono asna . Advertisement
Muda ayaa la sugaayey wadaan in la dhagax Dhigo waana Guul u soo hooyatay Shacabka Degmada Dayniile oo aad ugu Baahnaa wadaan
Gudoomiye Jacfar ayaa ku amaanan Dhisida Wadadaan oo in mudaa dadaal ugu jiray wadadaan siday ku hir gali laheyd
Degmada ayaa horey waxaa Isbitaal uga hir galiyey Jaaliyadaha Dibada taa oo keentay in Degmada Nolosheyda horay u sii socoto



