Previous Story
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo xil u magacaabay taliye ku xigeenkii hore ee NISA
Posted On 18 Aug 2018
Comment: 0
Mjournal : -Taliye ku xigeenkii Hay’adda NISA C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ee dhawaan xilka laga qaaday ayaa loo magacaabay la taliye sare oo ka tirsan xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka.
C/qaadir Maxamed Nuur iyo Guddoomiye Maxamed Mursal Sheikh ayaa ka soo wada shaqeeyay saafaradda Soomaaliya ee dalka Turkey.