Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun Abti Xasan Maxamed Jimcaale ( Xasan Gabra) oo Ku Geeriyooday Galabta Muqdisho
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun Abti Xasan Maxamed Jimcaale ( Xasan Gabra) oo Ku Geeriyooday Galabta saacada Muqdisho markii ay ahayd 5:45 Galabnimo.
Engineer Xasan Gabra oo waayahaan ku xanuunsanaa isbitaal lagu magacaabo Damey hospital EX-Damey Hotel.
Marxuumka ayaa halkaan tacsi udirayo Madaxa Website ka iyo wariyeyaasha Muqdisho Joornaal Abdinaasir Maxamud Cali , Engineer Yaxye Nuur Caraale marxuumka walaalihiis kala jooga wadanka gudihiisa iyo debeddiisa sida Engineer Yaxye Nuur Caraale Doctor Cali Maxamed Jimcaale, Doctor Cabdulaahi Maxamed Jimcaale, Engineer Cabdicasiis Maxamed Jimcaale
Engineer Jacfar Maxamed Jimcaale, Engineer Maxamed Axmed Jimcaale Shamsa Maxamed Jimcaale, Maryan Maxamed Jimcaale, idil Axmed Jimcaale, Nadiifo Axmed Jimcaale
Abduqadir Axmed Jimcale, Xasan Axmed Jimcale waxaa kale o.o tacsiyadaan mid lamid ah udiraya Aabe Maxamuud Cali Xeyle ,Professor Maxamed Maxamud Cali , Engineer Asad maxamud Cali, Cumar Maxamud Cali iyo xaaskiisa Cabdiraxmaan Maxamud Cali iyo xaaskiisa ,Xeyle Maxamud Cali iyo Jamaad Maxamud Cali iyo Xaajigeeda iyo dhamaan qoyska Maxamud Cali Xeyle , waxaa kale oo tacsi udirayo Maxamed Abdi Xarare iyo xaaskiisa, shuute Abdi XarareXarareXarare iyo xaaskiisa , Ayaan Abdi xarare , shurki Abdi Xarare iyo dhamaan qoyska Abdi Xarare.
Waxaa sidoo kale tacsi taalamida dirayo Abdala Xaaji Calidhere xaaskiisa iyo caruurtiisa , Cumar Xaaji Calidhere xaaskiisa iyo caruurtiisa Cabdikariin Xaji Calidhere into xaaskiisa iyo caruurtisa , Yaxye Xaaji Calidhere iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa iyo dhamaan qoyska reer Xaaji Calidhere,
Waxaa ay tacsi udirayaan Xasan Maxamed Jimcaale Xasan Gabre looyaqaan oo kugeeriyooday magaalada Muqdisho maanta ay Taariikhdu tahay Bisha February/23/2018 Saacadu markay ahayd 5:45 galabnimo haddaba Allaha unaxariisto Qoyskii iyo eheladii uuka geeriyooday samir iyo Iimaan allaha kasiiyo asigana JanatulFirdoowsa allaha kawaraabiyo Aamiin marxuum Engineer Xasan maxamed Jimcaale Xasan Gabra oo maanta my dhintay Muqdisho Somalia.