Madaxweyne Qoorqoor oo Magacaabay Wasiiro cusub (Akhriso Magacyada)
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay wasiiro cusub oo ka mid noqanaya xukuumadiisa. Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayuu u magacaabay Axmed Cali Maxamed, Sidoo kale wuxuu Wasaraadda Dhalinyarada iyo Isboortiga u magacaabay Cumar...
Posted On 21 Jul 2022