Ku-simaha Madaxweynaha oo guddoomiyay shir looga hadlayay Amniga dalka (Sawirro)
ku-simaha madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey Amniga guud ee dalka iyo u diyaar garowga maalmaha xuriyada. Kulanka oo diirada lagu saaray xaalada Amniga dalka gaar ahaan ka...
Posted On 23 Jun 2022