Guddoomiyaha golaha Shacabka oo kusoo laabtay magaalada Muqdisho (Sawirro)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur-Madobe oo maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib safar qaatay dhowr maalmood uu ugu maqnaa magalada Nairobi ee dalka Kenya. Sheekh Aadan Madoobe waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...
Posted On 22 Jun 2022