Madaxweyne Muuse Biixi oo qaabilay wafdi ka socday dalka Senegal (Sawirro)
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay wefdi ka socda xafiiska Madaxweynaha dalka Senegal ee Galbeedka qaaradda Afrika, Mudane Macky Sall oo ah guddoomiyaha Midowga Afrika (AU), kuwaasoo ay xubno ka yihiin Mohamamel habib Niang iyo Elhadji...
Posted On 12 May 2022