Barca waxay ku ciyaari doontaa garoonka Olympic Stadium halka Camp Nou lagu sameynayo dib u habayn
Barcelona ayaa ku ciyaari doonta garoonkeeda Olympic Stadium xilli ciyaareedka 2023-24 iyadoo dib u dhiska Camp Nou uu si xawli ah u socdo. Shaqada casriyeynta ee guriga Barcelona ayaa bilaaban doonta dhamaadka xilli ciyaareedkan, sida la xaqiijiyay Khamiistii, iyada oo golaha...
Posted On 28 Apr 2022