Carrick ayaa si buuxda diirada u saaray Chelsea iyadoo Man Utd ay ku dhowdahay Rangnick
Michael Carrick ayaa ku adkeysanaya inuu si buuxda diirada u saarayo diyaarinta Manchester United kulanka axada ee Chelsea, iyadoo Red Devils lagu soo waramayo inay qarka u saaran tahay inay u magacawdo Ralf Rangnick. Sida ay sheegayaan wararku, 63-sano jirkaan ayaa lagu wadaa...
Posted On 25 Nov 2021