Booliska DF oo soo bandhigay waxyaabo qarxa & rag lagu soo qabtay (Sawirro)
Muqdisho:-Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay walxaha qarxa iyo rag loo haysto falal argagixisanimo oo howlgal lagu soo qabtay. Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Gaashaanle Saadaq Aadan Doodisho ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay Ciidamada Amniga...
Posted On 01 Apr 2021