Dhaawaca Lewandowski waxaa laga yabaa rikoorka Muller inuu jabin waayo,xidigii hore ayaa yiri
Dhaawaca Robert Lewandowski waxaa laga yaabaa inuu dhaawac culus u geysto fursadiisa ah inuu jabiyo rikoorka Gerd Muller, Roy Makaay ayaa sidaas leh. Robert Lewandowski ayaa lumin lahaa fursad uu ku jabinayo rikoorka gooldhalinta Gerd Muller ee hal xilli ciyaareed Bundesliga,...
Posted On 31 Mar 2021