Somalia: Tirada dadka uu soo ridanayo COVID-19 oo xawaare sare ku socota
Muqdisho:-Wasaaradda Caafimaadka Somalia ayaa sheegtay in 24kii saacadood ee la soo dhaafay laga helay cudurka Coronavirus dad gaaraya 128 qof dalka oo dhan “Maanta sabti ah waxaa cudurka laga helay dad cusub oo tiradoodu gaareyso 229 qof kuwaasoo 137 ka mid ah yihiin rag, halka...
Posted On 22 Feb 2021