Somalia: Imisa qof ayaa 24-kii saacadood ee u dambeeyey laga helay COVID-19?
Muqdisho:-Wasaaradda Caafimaadka Somalia ayaa sheegtay in 24kii saacadood ee la soo dhaafay laga helay cudurka Coronavirus dad gaaraya 128 qof dalka oo dhan “Maanta sabti ah waxaa cudurka laga helay dad cusub oo tiradoodu gaareyso 128 qof kuwaasoo 75 ka mid ah yihiin rag, halka...
Posted On 21 Feb 2021