Liverpool ayaa waxaa soo wajahay dhaawac cusub
Nasiib xumadii Liverpool ee dhaawacyadii daafaca ayaa sii socday iyadoo kabtanka Jordan Henderson uu soo gaaray dhibaato gumaarka ah oo muuqata kulankii Everton. Jordan Henderson ayaa dhaawac muruqa ah oo gumaarka ah ka soo gaadhay kulankii Merseyside Derby iyada oo ay wali sii...
Posted On 20 Feb 2021