Jen. Indhacadde iyo ciidan uu horkacayo oo caawa la wareegay taalada daljirka Dahsoon
Muqdisho:-Ciidamo uu horkacayo Jen. Yuusuf Siyaad Indha-cadde ayaa caawa la wareegay Taallada Daljirka Dahsoon oo la filayo in berri uu ka dhaco bannaanbax ay hoggaaminayaan Midowga Musharixiinta. Banaanbaxan ayaa looga soo horjeedaa Madaxweynaha xilkiisu dhamaaday ee Somalia...
Posted On 18 Feb 2021