David Alaba ayaa ka tagaya Bayern Munich dhamaadka xilli ciyaareedkaan
Kooxaha ugu caansan Yurub ayaa heegan buuxa gali doona ka dib markii David Alaba uu xaqiijiyay inuu noqon doono xilli ciyaareedkiisii ugu dambeeyay isagoo ah ciyaaryahan Bayern Munich ah. David Alaba ayaa xaqiijiyay inuu ka tagayo Bayern Munich marka qandaraaskiisa uu dhacayo...
Posted On 16 Feb 2021