(Akhriso) Golaha Midowga Musharixiinta oo ku baaqay Shir deg deg ah
Golaha Midowga Musharixiinta ayaa soo dhoweeyey shirka wadatashiga doorashooyinka ee uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo iyo soo jeedinta Puntland, Jubbaland iyo aqalka sare ee ah in shirkaas lagu qabto magaalada Muqdisho. Hoos ka akhriso War-saxaafadeed ka soo baxay golaha oo...
Posted On 10 Feb 2021