Ciidamada Gaashaan oo gudaha u galay Hotel Afrik iyo Wararkii Ugu Dambeeyay
Muqdisho:-Waxaa wali gudaha Hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho ka dhax dagaalamaya dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo galabta weerar qorsheesan gudaha ugu galay dhismaha Hoteelkaasi ay joogeen saraakiil iyo dad kala duwan oo shacab u badnaa. Weerarka kadib waxaa Hotelka gaaray...
Posted On 31 Jan 2021