Magaalada Dhuusamareeb oo laga dareemayo u diyaar garowga Shirka Dhuusamareeb 3
Waxaa magaalada Dhuusamareeb laga dareemayaa u diyaar garowga shirkii Dhuusamareeb 3, kaas oo lagu balansanaa inuu dhaco 15 bishan August. Waxaa laga dareemayaa magaalada Dhuusamareeb, dhaq dhaqaaqyo ay sameynayaan ciidamada Ammaanka, kuwaas oo ay ku xaqiijinayaan amniga guud ee...
Posted On 14 Aug 2020