Kenya oo Lagu Soo Rogay bandow Iyo Kiisas Cusub Oo COVID-19 Ah Oo Laga Helay
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo goordhow qudbad ujeediyay shacabka Kenyaanka ah ayaa ka hadlay xaaladda Cudurka Coronavirus oo dalkaas laga helay kiisas Cusub. Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa waxaa uu sheegay in 3 kiis oo horleh oo Cudurka COVID-19 ah laga helay Kenya,...
Posted On 25 Mar 2020