Turkiga oo bilaabay in uu ciidamadiisa u daabulo Liibya
Mjournal :-Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dowladiisa ay bilawday in ay daabusho ciidamo uu baarlamaanka dalkaas aqbalay in la geeyo dalka Libya. Erdogan ayaa sheegay in ujeedada Turkiga uu ka leeyahay arrintan ay tahay xaqiijinta xasiloonida...
Posted On 06 Jan 2020