Gudoomiye kuxigeen caawa lagu dilay Jowhar
Mjournal :-Wararka naga gaaraya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxo hubeysan ay toogasho ku dileen Gudoomiye kuxigeenkii degaanka Gamboole. Ninka la dilay ayaa lagu Magacaabi jiray Cabdirashiid Xaaji Maxamed. Dilka ayaa dhacay Salaadii...
Posted On 07 Jun 2019