Al-shabaab oo sheegatay in gudaha magaalada Muqdisho Boqollaal ruux ugu qeybiyeen Zako
Mjournal :-Warbaahinada taageera ururka Al-Shabaab ayaa daabacay soona bandhigay sawiro muujinaya dad loo qeybinayo lacago zako ah kuwaasoo la sheegay inay ku nool yihiin magaalada Muqdisho. Qoraalka ayaa lagu sheegay in qeybinta lacagaha zakada ay ka qeybgaleen madax sarsare oo...
Posted On 07 Oct 2018