Khayre “Waa in aan isla xisaabtannaa oo meel uga soo wada jeesannaa musuq maasuqa”
Mjournal :-Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciid Al-adxa, una rajeeyay in ay sannadkaan sannadkiisa ku gaaraan nabad iyo barwaaqo. “Waxa aan dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee...
Posted On 20 Aug 2018