Somaliland: Lama Adeegsan Karo DOT SO
Mjournal :-Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo teknoolajiyada Somaliland ayaa maanta soo saartay amar ay kaga mamnuucayso jaamacadaha, shirkadaha, bangiyada, urururrada maxalliga ah iyo kuwa dawliga ah inay adeegsadaan cinwaanka internetka ee Sooomaaliya ama DOT SO. Dawladda Soomaaliya...
Posted On 11 Mar 2018