“Kulamadii R/W Khayre la qaatay Madax ka tirsan Maraykanka & Hey’addo caalami ah oo soo dhamaaday (Warbixin)
Mjournal :-Raisul Wasaaraha Xukuumada federaalka Somalia Mudane Xasan Cali Khayre oo Magaalada Washington kaga qeyb galay shir caalami ah oo uu soo qaban-qaabiyey Bankiga adduunka ayaa halkaas kulamo kala duwan kula qaatay Madax dowladeed iyo Wakiilada heyaddo caalami ah....
Posted On 09 Mar 2018