Madaxweynaha Soomaliland oo magacaabay gudoomiyeyaasha 8 gobol iyo Mas’uuliyiin kale
Mjournal :-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/WM/222-30/012018, uu ku magacaabay 11 masuul. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:- Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan Arkay: Dastuurka...
Posted On 29 Jan 2018