Haweeney xaas u aheyd sarkaal ajnabi ah oo ka tirsan AL-shabaab oo la qabtay
Mjournal :- Ciidamada nabad sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa soo qabtay xaaska mid kamid ah saraakiisha Ajaaniibta Al-shabaab Haweeneydan oo magaceeda la yiraahdo Leyla Cumar Baaruud waa xaaska sarkaal Ajnabi ah oo dhalashadiisu tahay Itoobiyaan kaasoo ka tirsan xoogaga...
Posted On 25 Feb 2017