Dowladda Soomaaliya oo loogu deeqay dhaqaale gaaraya $100 Milyan oo dollar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Marwo Kristina Svensson. Xassan Shiikh ayaa kala hadlay xoojinta wadashaqeynta Bangiga Adduunka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Marwo Kristina...
Posted On 16 Jun 2022