Bandow lagu soo rogay magaalada Muqdisho iyo Shacabka oo farriin loo diray
Magaalada Muqdisho oo beri lagu wado in ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goordhaw lagu soo rogay bandow bilaabanaya caawa sidoo kalana soconaya ilaa maalinta Isniinta. Ciidamo badan oo kuwa ammaanka ah ayaa lasoo dhigay waddooyin badan oo kuyaala magaalada...
Posted On 14 May 2022